Please bear with us as the site is going through many changes ranging from backend software upgrades to new design.
Some sections may become inaccesible in the next few weeks.
  FEEDBACK | OLD FRONT PAGE
 
NEW SECTION

TEST DRIVE SOMALINET VIDEOS SECTION!!!

 SomaliNet  News    Soomaali   

Baarlamaanka Soomaaliya oo la xisaabtamaya dowlada KMG
Mon. July 23, 2007 02:43 pm. - (SomaliNet) Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalad Baydhabo oo 250km koonfur-galbeed kaga toosan caasimada ayaa maanta ka dooday mooshin ku saabsan turxaan-bixinta howlaha baarlam Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

11 qof oo rakaab ah oo ku dhintay gaari kula rogmaday koonfurta Soomaaliya
Mon. July 23, 2007 02:42 pm. - (SomaliNet) 11 qof ayaa ku geeriyootay, todobo kalena waa ay ku dhaawaceen shil gaari oo ka dhacay meel ku dhow magaalada dekada leh ee Kismayu oo 500km oo koonfur kaga beegan caasimada Soomaaliya. D Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada Ethiopia oo dad bukaan ah kala baxay isbitaal ku yaalla Muqdishu
Sun. July 22, 2007 03:52 pm. - (SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ayaa maanta weeraray mid ka mida isbitaalada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla caasimada Soomaaliya ee Muqdishu iyagoo halkaasi kala baxay rag bukaano ah oo la shakiyey i Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Tacashiirado ay ku dhinteen dad rayid ah ka dib qaraxyo bambaano
Sun. July 22, 2007 03:51 pm. - (SomaliNet) Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay rabshado cusub oo maanta ka dhacay caasimada Muqdishu iyadoo ciidamada dowlada KMG-na ay isku dayayaan inay ka hortag Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Hareereyntii Bakaaraha oo la soo afjaray, ganacsigii oo furmay
Sun. July 22, 2007 03:50 pm. - (SomaliNet) Ganacsigii ayaa maanta ku soo laabtay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdishu ka dib markii dowlada KMG ay soo afjartay hareereyntii ay ku haysay suuqaasi oo ay la baxday ciidamadeed Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Ciidamada isbaheystay oo ka hortagaya weeraro ay soo qaadaan kooxaha mucaaradka
Sat. July 21, 2007 02:15 pm. - (SomaliNet) Ciidamada amaanka ee dowlada KMG oo kaashanaya ciidamada Ethiopia ayaa maanta howlgalo balaaran oo baaris ah ka fuliyey qeybo ka mida caasimada Muqdishu si ay uga hortagaan weerar ka yimaa Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Rabshadaha ka taagan suuqa Bakaaraha oo ay dad ku dhinteen
Sat. July 21, 2007 02:14 pm. - (SomaliNet) Laba rayid ah iyo hal askari ayaa ku dhintay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen afar qarax iyo tacshiirado maanta ka dhacay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Goob joog Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Madaxweynaha Uganda oo rajo ka muujiyey shirka dib u heshiisiinta Soomaalida
Sat. July 21, 2007 01:32 pm. - (SomaliNet) Madaweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee hadda socda, isagoo sheegay in wadahadalkaasi uu xal u keenayo colaada mudada dhe Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Muwaadin Mareykan ah oo ku eedeysnaa inuu Soomaaliya tababar kula soo qaatay Al-Qaacida oo la xukumay 10 sano oo xarig ah
Sat. July 21, 2007 01:30 pm. - (SomaliNet) Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa shalay ku xukuntay muwaadin Mareykan ah toban sanno oo xarig ah oo uu ku dhameesanayo xabsiga gudahiisa, ka dib markii lagu helay dembi ah inuu Al- Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Hoobiyayaal mar kale lagu weeraray goobta shirka nabada Soomaalida
Thu. July 19, 2007 01:41 pm. - (SomaliNet) Mintidiin tuhunsan yahay ayaa maanta weerar hoobiye ku qaaday xarunta uu ka furmay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee waqooyiga Muqdishu wax yar ka dib markii uu bilowday shirka, iyad Sii Akhri Qoraalkoo Dhan...

Prev | Next | Pages: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

ARCHIVE: MORE ARTICLES ON on [ Soomaali ] CATEGORY

140

ACTIVE CHAT GROUPS
E-PALS(89) NORTH AMERICA(49) EUROPE(1)
:::140 CHATTERS ONLINE:::
ALL CATEGORIES *multiple rooms in each
SOMALINET FORUMS
This gigantic community center has whopping 1,797,628 posts, 125,290 topics and 77,606 users! Old forum data has been archived and will soon be fully browsable.