SomaliNet Virtual Library: Somalia | English Somali Dictionary | Somali English Dictionary | Online Photo Gallery | Somali Proverbs | Osmaniya Alphapet | SomaliNet Magazine | somalikids.com
 

SPONSORED LINKS 


SomaliNet - USA Change Country
HOME NEWS BUSINESS INTERNET DIRECTORY VIRTUAL LIBRARY MATRIMONIAL FORUMS CHAT MORE Change Country
 

 English Translation -  - About Us - Soomaali

Google  
Web somalinet.com

 

 
Qaybaha SomaliNet

WARARKII U DANBEEYEY

Walaal, ku soo dhawoow SomaliNet Sidaad aragtayba qaybaha faraha badan ee Somalinet waxay ku qoranyihiin luqada Ingiriiska waxaana aad u isticmaala Soomaalida qurbaha ku nool. Hadaba qaybtaan waxaa loogu talogalay dadka aan Ingiriiska fahmin isla markaana jecel inay ka qayb qaataan qaybaha SomaliNet.

Qaybaha Kala Duwan:

  • Xayeysiinta - waa qaybta lagu soo bandhigo riwaayadaha iwm

  • Directory - waxay ku geyneysaa liis dheer oo ah meelaha laga helo bogaga Soomaalida

  • News - waa qaybta wararka.

  • Wararka af Soomaali  - Waa wararkii u danbeeyey oo af Soomaali ah.

  • Business - waa meel shirkadaha Soomaalidu isku soo xayeysiiyaan.

  • Matrimonial - Waa liis dad guur doon ah. Markaa tagto, taabo meesha Soomaali.

  • Discussions - Waa forumka caan ka ah ee SomaliNet oo Soomaalida adduunku ku sheekeysato.

  • Chat, waa Chat-ka SomaliNet oo isna ay ka buuxaan Soomaali badan.

  • Library - Waa maktabad leh qaybo kala duwan.

  • Magazine - waa halka qayb oo gabi ahaanba af Soomaali ku qoran. waa wargeys bishii mar soo bixi jirey.
     

  • Wixii Su'aalo ah noo soo dir.

 


Uganda: Rule for life -Libyan leader urges Ugandan counterpart

Rabshado weli ka sii socda degmada Huriwaa

Weerar gaadmo ah oo lagu dilay shan askari, laguna qabsaday hub badan

Nin ganacsade ah oo caawa lagu dilay Muqdishu

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdishu

Soomaali lagu halaagay xeebaha Yemen

Dagaal qabiil oo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya

Rabshadaha Muqdishu oo sii socda

Mareyanka oo lagu eedeeyey inuu Ethiiopia awood u siiyey in ciidamadeeda ay ku hayso Soomaaliya

Ciidamada Ethiopia oo howlgalo ka fuliyey degmada Huriwaa

Wararkii Kale...

SomaliNet

 

© 1998 - 2005 SomaliNet. All Rights Reserved. Privacy Info - Contact Us